Children's Hospitals and Clinics of Minnesota
Follow us on Facebook Follow us on Twitter Follow us on YouTube Follow us on Kids' Health Share

E-News Sign Up

See what all the buzz is about!
Receive Children's latest eNews.
US News Best Children's Hospitals for Neonatology The Leapfrog Group's Top Children's Hospitals ELSO Award for Excellence in Life Support

Ilmo Dhalid

Ku soo dhawoow shebakada Internetka ee Isbitaalka Caruurta.

Waalidka Wax Filayo—Waxyaabaha uu u baahanyahay cunugga kuu dhashay hoos ayay ku taxan yihiin haddey yihiin kuwo laga maarmaan ah, kuwo wax caawinya, iyo kuwo fiican laakinse laga maarmi karo.

Waalidka Cusub—Waxaad diyaar u tahay inaad gurigaaga la addid cunugaaga cusub!

Intuu Ubadkaaga Korayo—Ubadkaaga waa inuu da’daan soo socota booqdaan bixiyaasha caafimaadka: jiraan laba bilood, afar bilood, sagaal bilood, 15 bilood, 18 bilood, laba sano, iyo saddex sano.