Patient & Family Education Materials

Start over with a New Search

Le'ekaanshaha Kursiga Carruurta ee Baabuurka

Article Translations: (English) (Spanish) (Hmong)

___ Caag jilicsan ayaa gudaha loo isticmaalaa badqabka fadhiga awgiis 

___ Caag jilicsan ayaa looga saaray badqabid ah madaxa in lagu tiirsho awgeed 

___ Waxaa lagu daray caag jilicsan oo dheeraad ah marka ay u diyaarisay warshaddii gaariga si loogu tiirsho madaxa. 

          ___ Hal dhinac keliya ___labada dhinacba ___Lugaha dhexdooda 

Haddii aad su'aalo ka qabto isticmaalka kursiga carruurta, eeg buugga macluumaadka. Haddii aadan haysan buugga yar, ka eego barta intarnetka ee warshadda kursiga baabuurka iyo/ama xafiiska su'aalaha macaamiisha. Lambarka taleefanka warshadda waxaad ka heli kartaa kursiga gaariga dhinacyadiisa. 

Sii isticmaal caagga jilicsan iyo sida uu yahay dhererka warshadda kursiga gaariga iyo/ama culeyska caagga dheeraadka ah. Kursiga baabuurka ee ilmaha waa in lagu rakibo dhinaca dambe oo aad gadaal u jeediso sida ku qoran kursiga baabuurka si aad ilmaha ugu dhigto meel sax ah. 

Su'aalo? 

Haddii aad su'aalo ka qabto ama aad rabto ballanta eegista kursiga baabuurka,  
la soo xiriir [email protected] ama 612-813-6053 oo farriin cod ah noo duub. 

Wixii su'aalo dheeraad ah oo la xiriira kursiga baabuurka, ka eego tasiilaadka hoose: http://buckleupkids.dps.mn.gov https://www.nhtsa.gov/equipment/car-seats-and-booster-seats 

Wakhtigii qoraalka 3/2024 

Back To Top

This page is not specific to your child, but provides general information on the topic above. If you have any questions, please call your clinic. For more reading material about this and other health topics, please call or visit Children's Minnesota Family Resource Center library, or visit www.childrensmn.org/educationmaterials.

© 2024 Children's Minnesota