Article Translations: (English) (Spanish) (Hmong)
Macluumaadka ku qoran waraaqahan gaar kuma aha ilmahaaga. Macluumaadkan waa mid guud oo la siiyo ilmaha la qalo oo dhan. Macluumaadka waxaa loogu talagalay warbixin iyo macluumaad ahaan oo keliya balse waa IN AAN loo isticmaalin wax baddiil u noqon kara talada dhakhtarka carruurta. Haddii aad wax su'aalo ah qabto, fadlan taleefan u soo dir Kilinigga Children's ENT & Facial Plastic Surgery (ENT & Qeybta Qalliinka Wejiga) 612-874-1292.
Dibu-eegistii 11/2022
This page is not specific to your child, but provides general information on the topic above. If you have any questions, please call your clinic. For more reading material about this and other health topics, please call or visit Children's Minnesota Family Resource Center library, or visit www.childrensmn.org/educationmaterials.
© 2025 Children's Minnesota